Home Quraan Tafsiir Siiro Duruus Muxaadaro Xisnul muslim  
Walal Ka Qayb Qaado Dhismaha Masjidka Abu-bakaru Al-sadiq 6Str Eastleigh  
 
   

 

 

  Videos Muuuqaalo  
 

Asmaa Ulxusnaa / Magacyada ilaahay

Magacyada Ilaahay99 magac ilaahay (Af-carabi: أسماء الله الحسنى Asmā allāh al-ḥusnā) waa magacyada ilaahay  ee ku xusan Kitaabka Quraan ka  Kariimka ah iyo Sunnada Rasuulka  (s.c.w).. [1][2]

Sida laga soo wariyey xadiiska Nabi Muxamed (n.n.k.h) magacyada Ilaahay ma Ahan kuwo la soo koobi karo, laakiin 99ka Magac ee Ilaahay waa kuwo ka mid Ah sharaxaada awooda iyo astaamaha Alle (s.w). Xadiithka  uu nabiga ka soo Weriyey asxaabiga Cabdilahi ibnu Mascuud wuxuu sheegay in magacyada Ilaahay qaarkood laga qariyey aadamaha  sababtoo ah maskaxdoodu maba qaadi karto.

[3] Ilaahay wuxuu ku yidhi kitaabka Quraanka: “اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلَّا هُوَ لَهُ الْأَسْمَاءُ الْحُسْنَى” “Ilaahay, alle kale ma jiro Asaga mooyee, wuxuu leeyahay Magacyo sharfoon” (surat Dặh, Ayad 8aad).

Marka la tixraaco diinta Islaamka,
[4] Nabi Muxamed (c.s.w) ayaa soo ururiyey magacyada Alle, taasi ooy ku xusan tahay xadiisyo badan. In badan oo Magacyada Alle ah waxay ku xusan yihiin kitaabka Quraan ka, qaar kale waxa laga dhex Helay xadiisyada, qaar badana waxay ku dhex jiraan labadoodaba. [5] Xadiis la isku raacsan yahay oo "Saxiis Muslim" ah waxaa uu sheegaya:

Abu Hurayra waxuu soo weriyey inuu maqlay Nabiga Alle (Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaatoee) oo leh: "Waxaa jira sagaashan-iyo-sagaal magac oo Alle; qofkii xafida wuxuu toos u Galayaa Janada. Waxaan idiin xaqiijinayaa in Ilaahay yahay kinsi (Alle waa kali waana kinsi) wuxuuna Jecel yahay tirada kinsiga ah."

Waxa soo wariyey Muslim ibn al-Hajjaj Nishapuri Waa xadiis Saxiix Muslim ah [6]

الرسول محمد Mohamed peace be upon him.svg فقال: "إن لله تسعة وتسعين اسما، مائة إلا واحدا، من أحصاها دخل الجنة"

 

 

 

 

 

 

.
 
Quick Links
Qiso Cajiib By Fadiilatu
Sh C/rashiid Cali Suufi
 

. Duruus
. Muxaadaro
. Su'aalo & jawabo
. Nashiidooyin
. Quraan

 

 

W/Q: Dayaha Ali Ibireys


Halkan Hoose Ka Daawo
Nolosha Dhalanyarada
By: Sheikh Shibili

Qeebti 1/3 Walilahil Asma Ul Xusna Fadcuhu bihaa Micnahooda, Sh Xasan Ibraahim Ciise

   
Muxarramat ka oo laga
Dhawsanaado by Fadiilatu

Sh Mustaf Xaji Ismaacii
l
 

كيف تحافظ على الوقت للشيخ محمد راتب النابلسى

 

   
   
Sh Maxamed Cabdi Umul
Sidee Naftaada Ku Dhisi Kartaa?

Halkan Hoose Ka Daawo Ama Ka Dhagayso

 
 

علاج الكسل والخمول اقوى دروس النابلسي المؤثره لابد تسمعها

Sheikh xasaan
Qiso Cajiib
 
   

هل تبحث عن الراحة النفسية ؟؟؟للدكتور محمد راتب النابلسي

Ku KalSoonaw Wuxuu
Ilaahay Ku Siiyay
Sheikh Dirir
 

Give Thanks To Allah

 
 
Muxadaro Dhalinyarad
Sh/ Kenyaawi
   
 
 


Waad Ku mahad Santahay Booqashadaada Wll

Muxaadaro Sh. Cumar Faaruuq walaal tinimada Islaamka
 
 
   
 

Follow us on:

Copyright © 2018 Alxikmah.com All Rights Reserved.

Site Designed & Developed by Dayah Ali Isbireys ( ifahannoh )