Home Quraan Tafsiir Siiro Duruus Muxaadaro About Contact Calafdoon
Al-xikmah u Adeegaha Bulshada Islamka Ku Xidhnaw Xillikasta & GoobKasta
   
 
Videos & Muuuqaalo
 
   
Quick Links
Qiso Cajiib By Fadiilatu
Sh C/rashiid Cali Suufi
 

. Duruus
. Muxaadaro

. Su'alo & jawabo
. Nashiidooyin
.
Quraan
. Qisas
.Asma ul-xusna

 

 

About:

Kusoo dhawaada Alxikmah.com

Alxikmah waa website diini ah kana madax banaan fikradaha qaldan ee diiniga

Website ka Alxikmah.com waxaad kala soo xiriiri kartaan:

  • Email: alxikmah@gmail.com
  • Tel: +254722883031 (FG. fadlan email iigu soo dir wixii ku saabsan su’aalo la xiriira dhismaha websiteka)

Xarunta Alxikmah.com waa magaalada Nairobi ee Wadan ka Kenya.

Soo Saaraha Alxikmah.com

Magacaygu waa Dayah Ali Isbireys

Ugu horayn waxaan u mahad celinayaa Allah, oo ii sahlay, i baray, iina fududeeyey in aan qoraalkan iyo macluumaadka ku jira Alxikmah.com gaarsiiyo daafaha Dunida. Waxaana Allah ka baryayaa in uu macluumaadkaas diiniga aan soo galiyay Alxikmah.com ka dhigo Mid ummadda anfaca.

Yoolkaygu waa (Insha Allah): In aan Alxikmah.com ka dhigo meel ku guulaysata in Cilmiga diiniga ay gaarsiiso dhammaan Soomaalida meel kasta oo ay dunida ka joogaan, Insha Allah. Islamarkaasna Alxikmah.com ay ka qayb qaadato kobcinta Aqoonta diiniga.

Waxan u mahad celinayaa
Sh/ Xasan ibrahim ciise
C/fatax xirsi ciise
Cabdirisaaq Abuukar Cabdulle

Ugu dambayn

Waxaan idiin rajaynayaa in aad ka faa’iidaysan doontan Alxikmah.com.

Wixii talo iyo tusaalayn ah fadlan iigu soo hagaaji emailka hoose.

La xiriir: Dayax Cali Isbireys
Email: Alxikmah@gmail.com
Tell no:-
+254722803031
Magaalooyinka Nairobi

___________________
Alxikmah.com

Mahad Sanidiin

 
Nolosha Dhalanyarada
By: Sheikh Shibili
 
   
Muxarramat ka oo laga
Dhawsanaado by Fadiilatu

Sh Mustaf Xaji Ismaacii
l
 
كيف ترفع همتك وتقوي
 
   
 
Sh Maxamed Cabdi Umul
Sidee Naftaada Ku Dhisi Kartaa?

كيـف تكون صاحب همة عالية - الدكتور محمد راتب
 
Sheikh xasaan
Qiso Cajiib
كيف تعيش حياة طيبة....درس هااام ....للدكتور محمد راتب
 
Ku KalSoonaw Wuxuu
Ilaahay Ku Siiyay

Sheikh Dirir
 
   
Muxadaro Dhalinyarad
Sh/ Kenyaawi
 
   
 
 
Muxaadaro Sh. Cumar Faaruuq walaal tinimada Islaamka
 
 
   
             

Farxada Xagee Laga Helaa?
Sh/ Mustafa H Imaciil

 
 

Follow us on:
 
Copyright © 2018 Alxikmah.com All Rights Reserved.
 
 

Site Designed & Developed by Dayah Ali Isbireys ( ifahannoh )